Asc Warbaahinta Soomalida ee Jecel Horumarka Soomaliya Run ahaantii Dalkan Soomaliya Waxa uu Marayaa Xaalad Adag oo Dunida oo Dhan ay la Yaaban Tahay iyo Shacabkii oo ka Niyad Jabay Waxqabadka Dalka Sida awgeed ayaa Maqaalkan Waxaaan Ugu Mgac Daray Shacab iyo Dowlad aan isku Kalsooney.
Dal Waliba Waxa Dhisa Dadkiisa oo Gaarsiiya Horumar Soomaliya Waxa ay Wajahday Xaalad adag oo Niyad Jab wayn ku Noqotay Beesha Calamka , Soomaliya iyo Guud ahaan inta Daneysa Horumarka Somaliya Wxana arinatan ay Noqotay Mid aad ay u Hadal Hayaan Dowladaha Soomaliya Dariska la ah iyo Beesha Calamka Madama Soomaliya Hada Lgau Tamayay in ay ka soo Gudubtay Xaalad Adag Kadib Burbur 20 Sano oo Ragaadiyay Horumarka Soomaliya .
Waxaa Hada Sii Burburaya Kalsoonidi Beesha Calamka iyo Dunida ay ka Qabeen Soomaliya Maadama Hada ay u Muuqato in Dib loo laabanayo oo Dalka uu ku Jiro Xaalad aan lagu Fikirin in Dadka Shacabka ah lagu Badbaadiyo dibna loo soo Celiyo Kalsoonidi Soomaliya Lagu Qabay Waxaana Laga Doorbidaya rimo DHAWR Ah oo ay ka Mid tahay Qabiil,Qof jeclaysi. Xiljacayl iyo Urur Waxaana Arimahaasi oo Dhan ay Ragaadiyeen Hiigsigii Shacabka Madama Lagu Taamayay in la Galay Waqti Fiican kadib Kumeel gaar iyo Dhibaatooyin Dalka uu soo Maray.
Maxaa Na Hortaagan in Aan Horay u Dhaqaaqno
Soomaliya Waxa diidan in Ay Horay u Gaarto Dadkii diidana Awa loo Lugaha ku Dhagnaan Maxaa yelay Waxa wali Tagan Wax aan Wali Laga Gudbin oo ah in Dowlad Wlaba oo Dalka soo Marta ay Noqoto Mid UgU Danbeyn Fashil ku Dhamaato Taa iyada oo laga Dulayo ayaa Shacabka Soomaliya waxa ay mareen Marxalado Adag ,inkastoo wali aan wali lagaarin Meeshii lagu Haminayay o ahayd in Dadka ay Kalsooni Dhab ah ay ku Qabaan Dowladooda Maxaa yelay waxaa Dowlad Walba oo soomaliya Hogaamisa ay ahayd mid Burbur iyo Hanti Dhunsi ku Dhamaato. ,Waxaana Caqabada 1aad ay tahay Qof jeclaysi iyo Qabiil oo wali ka Dhax Guuxaya Madaxa Siyaasiyiinta Soomaliyeed oo la Doonayay in Ay Horay u Dhaqaaqaan oo Kalsoooni Dhab ah ay Galiyaan Shacbaka Soomaliyeed oo aad uga Kalsiini Baxay dowladooda Taagta Daran oo Mar Walba Fashil ku soo Dhamaata .
Mooshinka ku Dalbadashada Lacagta ayaa Wali Na Hortaagan
Baarlamanka Soomaliya ayaa Waxa Beesha Calaamka iyo Dunida oo dhan Soomaliya looga aqoonsaday Barlamaanka Mooshinka ku hela Qandaraasyo Kala duwan Sida ay ugu Edeynayan Beesha Calamaka oo DHawr Jeer oo Horay ka Dhawaajiyay in Lacago Lagu Dhunsado Mar Waliba oo Mooshin la Keemo taa oo Badal Keeda Ay Noqotay Lacag farabadan Waxaana lacagahaasi Ay Ragaadiyeen Hawulo badan oo la Rabay in la Qabto Mudada Dowlada Soomaliya ay Dhisan Thay Waana Mida Mar Walaba Keenta in Dowlada Ay Dhaqaaqi Waydo Maxaayelay Waxa Lugaha ku Dhagan oo Diidan Barlamaanka oo Matalaya Shacabka taa oo eg in Shacabka aysan ku Qanacsaneen in Dowlada ay Sii Jirto .
Barlamaanka Wasiiro Noqday ,Barlaamaan Wasiir ku xigeeno Noqday iyo Wasiiro Dawlayaal Dalkii aya la ilaaway oo waxa Beesha ka Baxya Sharci Dajintii Dalka Haduu ii Xildhibaan Walba oo isku Soo Sharaxo Wasiir taana waxa ay u Muuqata in Dalka laga Doortay Xi loo aanan Waxba L a Qabanaynin
Dad Waliba Dadkiisa Dhia Hada Dalkeena Waxa uu Marya Xaalad Adag oo Dib Noo Celin karta 20Sano ee aanu Naalnay Meel Cidno ah oo Dunida Somaliya Mgaceeda lagu Qoray ::Gurigii Bahalo Galeenka:: Maxa Yelay Dadkii Dalkan laha oo Hogaaminyay aya Wali Kalsooni Dhab ah Galin Shacabkeeda Wana Mida Keentay in Barlamaankii uu Xil ka Doortay Hawushii Qaranka oo Hada Meel Cidlo ah Tagan
Fariin ku Socota Madaxda Qaranka
Dalkan Waxa uu Sugaya Dadkii Lahaa Taa Micnahaydu Waxa ay ay Tahay in Wali Shacabka uusan idin ka Rajo Dhigin oo wali Kalsoonidii Qayb ka Mid ah ay Sii Jirto Shacabkuna uu Dalan yahay una ooman Yahy in Dalka uu ka Hano Qaado Horumar Cadaaalad ,sinaan iyo Wadajir waana Hadafka Madaxa Dad Badan oo Wadaniyiin ah uu ka Guuxayo.
Ugu Danbeyn
Shacabkeena Daalan una ooman Dowlad Caadil Ah Hada waxaanu Heesanaa Fursad Kale oo aan Dib Ugu Soo Celinayso Horumarkii iyo Sharaftii aan ku Lahayn Dunida Hadii aan Midowno oo Gacmaha is Qabsano una Soo baxno Wax Wada Qabsi Ma aamin Sani in uu mooshin Naga Xoog Badan Yhay oo Dalka aan Madaxdeena Tusin Karno in Wali Ay NOOL Yihiin Wadaniyiin wali Qalbigodu Nabad jacayl uu ka Guuxayo