Powered By Blogger

Wednesday, November 8, 2017

Gobalada Dhexe yaan Colaad Laga Dhax Abuurin Xiiso Looma Hayee Qoromo Xiiso Badan


Gobalada Dhexe ee Soomaliya  Waxa Wali la isku Mari la,yahay Hlaka uu Sida Rasmiga ah uga Furmayo Shirka Gobalada Dhexe ee Soomaliya oo Dowlada Dhexe ay Doonayso in Maamul ay ku Mideysan Yihiin Dadka ka Soo jeeda Gobalada Dhexe laga Yagleelo Taasi oo leh Dhbkeeda MADAMA Siyaasiyin Farabdan oo Goabalada DHEXE Ku leh Mug iyo Miisaan ay  isku Qilaafeen  Halka Lagu Qabanayo Shirka Maamul u Samaynta Gobalada Dhexe ee Soomaliya


is Qab Qabsiga Siyaasiyinta o isku haya Hlka shirka uu ka Furmayo Marka laga Soo Tago Hadana Loolanka Siyaasadeed Waxaa  ku Soo Biiray Dowlada Ajaanib ah oo u BadanWadamada Dariska nala Ah Kuwaasi oo Doonaya in ay Awood ku yeeshaan Gobalada Dexe isla Markana ay Qayb ka Qaatan Dhismaha Maamulkaasi oo Siyasiyin Ay Tageran yihiin ay Qayb ka Noqdaan


Su,aasha is Waydiinta Mudan Waa ay Tahay Yaa Looga Bahan yahay in SHirka Maamul u Samaynta Gobalada Dhexe Dhisaan  Dowlada Mise  Kenya iyo Ethopa?


Waxa Dad Badan oo Falen Qeeya Arimaha Gbalada Dhexe ka Bixinaan Fikiro kala Duwan oo ku adan Sida loogu kala Fogaaday Shirkaasi Hoyomedia.com oo ka Faaloota Arimaha Gobalada Dhexe iyo Galmudug  oo soo Xiganaysa Siyaasiyin iyo Musharaxiinta Ugu  Caansn Gobalada Dhexe Waxa ay Heshay Xog ah in Siyaasiyin Farabdaan ay Qorsheynayan in MAR Kale Dib loo Dhigo Halka uu ka Dhacayo Shirka Gobalada Dhexe Arintaasi Waxa ay CULASY Wayn ku keentay Dowlada Soomaliya Waxana Xasan Shkh Madaxweyknaha Umada Soomaliyeed Arintaas Darteed uu  Dhawr Safar ku Tagy  Galgaduud Si la isgu Raaco halka Shirk Lagu Qabanayo


Nin Jeclaysdi , Ma ahan Wax u Qalma Shacabka Gobalada Dhexe ee Soomaliya oo Mudo la Daala Dhacayay DHIBAATOOYIN Hareeyay oo  ka Reebay in ay la Tar TAAMAAN Asaagood oo ay Wax la Qayb Samdaan Balse Hadii sidan ay ku sii Socoto Waxa Habac mar kale uu ku imaan  Doonaa Shirka gobalada Dhexe oo Dhawr jeer oo Hore Baaqday isla Markana Xiligii Logu Tala Galay Dhaafay


Waxa  muhiim ah in inta la Qaban Shirka la Mideeyo Dadka Daga Gobalada Dhexe oo Run ahaan tii Wali  Muran uu ka Tagan yahay Halka ShirkA Gobalada Dhexe Lagu Qabanyo  Waxan Hadi  Sida Ay Ku Sii Socoto ay Sahlaysa in Gobalada Dhexe looga Dhawaaqo  Labo Madaxweyne Tasi oo Habac Saan ku Keeni karta Horumarka la Hiigsano ee ku adan Goabalada Dhexe ee Dalka ,Dowladana Culays wayn ayay ku Noqonaysa Madama  Hiigsiga 2016 la Rabo in Dalka Doorasho Xor ah ay ka Dhacdo oo Gobalada Dalka DeganadaWali  aan laga Yagleein  Maamul  Gobaleed la Rabo inta aan la Gaarin Waqtigaas in si Hufan oo Dadku ay ku Qanacsan Yihiin loo Dhamaystiro


Odayaasha Dhaqanka Gobalada Dhexe aya u Eg kuwo Afduuban oo aan Si Fasiix a u Dhiiban Karin Afgaartooda Tani Waxa ay  Dib u Dhac u tahay Shacabka Gobalada Dhexe Hadii la afduubo Shaqsigii matalayay  Shacabka  Gobalada Dhexe Micnaheedu waxa ay tahay in Dad Badan la afganbiyay  Taa iyada oo ay jirto hadana waxa y u Bahan tahay Xalis si Caqabada Tagan loo Xalin lahaa??


DALDALOODA SHIRKA KU FURAN OO UU LA DHAMYS TIRMI LA,YAHAY


Waxa Jira Dal Daloolo Farabadan oo ku adan shirka  gobalada dhexe waxana ka mid ah daldalooladasi

1. Siaysiyinta  u tagan  Hogaanka Gobalada Dhexe oo wali aan is Hor Fadhiisan

2. Beelo  Ku Nool Gobalada Dhexe Gaar ahan Bacadweyne oo wali Shirka aan laga Qayb Galin

3.Dowlada oo aan Si Dhab ah uga Jawabin Maamul u Samynta Gobalada Dhexe

4..  Qof Jeclaysyi , iyo Dowlada Kale ayaa Wado oo Iyada Qayb ka ah Dal Daloolada Shirka Gobalada Dhexe ku Furan

5..Awood Qaybsiga Maamulka Gobalada Dhexe oo iyada oo wali Maamul la Dhisin Lagu Murmayo Sida awooda loo Qayb san laha taa hada ah culays ka wayn ee shirka haysto

inta oo kaliya ma ahan Daldaloolada Shirka ku furan balse waxa jira daldalolo kale oo Qarsoon kuwaasi oo sababo jira awgeed loo soo bandhigi Karin ,siaysinta Qaarkood ayaa Hobyomedia.com u Sheegaya in Wax Badan la Qabtay Balse Wali  Sheekadu ay tahay JUG JUG MEESHAADA JOOG Hadii aan la Gaarian halka Dhabta ah ee shirkaasi


UGU DANBEYN TALO SOO JEEDIN

Shacabka ka soo jeeda gobalada DhXE Dadka Hogaanka u ah ayaa Laga Raba in ay ka Fikiraan Shacabkooda mudada Badan dhibka ku soo jiray oo kala jeediyay  Waxana Ay Mas,uuliyad Wayn ka saran tahay arintaasi hogaamiye kasta iyo  siyaasi kasta oo goblada dhexe ku abtirsada  sdii arinatasi xal looga gaari laha oo gobalada dhexe aysan uga dhicin dhibaatooyinkii hore ee soo may gobalada dhexe madama hada dadku ay hiigsanayaan Horumar ,cadaald,sinaan ,iyo wadajir


W-Q- 


  By  Samiir Hassan Adan

No comments:

Post a Comment