Powered By Blogger

Wednesday, November 29, 2017

Shacab iyo Dowlad aan isku Kalsooneyn Qalinkii Samiir Xasan Adan


Asc Warbaahinta  Soomalida ee Jecel Horumarka Soomaliya  Run ahaantii Dalkan Soomaliya Waxa  uu Marayaa Xaalad Adag oo Dunida oo Dhan ay la  Yaaban Tahay  iyo Shacabkii oo ka Niyad Jabay Waxqabadka Dalka  Sida awgeed ayaa Maqaalkan Waxaaan Ugu Mgac Daray  Shacab iyo Dowlad aan isku Kalsooney.

Dal Waliba Waxa Dhisa Dadkiisa oo Gaarsiiya Horumar Soomaliya Waxa ay Wajahday Xaalad adag oo Niyad Jab wayn ku Noqotay Beesha Calamka , Soomaliya iyo Guud ahaan inta Daneysa Horumarka Somaliya Wxana arinatan ay Noqotay Mid aad ay u Hadal Hayaan Dowladaha Soomaliya Dariska la ah iyo  Beesha Calamka Madama Soomaliya Hada Lgau Tamayay in ay ka soo Gudubtay Xaalad Adag Kadib Burbur 20 Sano oo Ragaadiyay Horumarka Soomaliya .
Waxaa Hada Sii Burburaya Kalsoonidi Beesha Calamka iyo Dunida ay ka Qabeen Soomaliya  Maadama Hada  ay u Muuqato in Dib loo laabanayo oo Dalka uu ku Jiro Xaalad aan  lagu Fikirin  in Dadka Shacabka ah lagu Badbaadiyo dibna loo soo Celiyo Kalsoonidi Soomaliya Lagu Qabay Waxaana Laga Doorbidaya rimo DHAWR Ah oo ay ka Mid tahay  Qabiil,Qof jeclaysi. Xiljacayl  iyo Urur Waxaana  Arimahaasi oo Dhan ay  Ragaadiyeen  Hiigsigii Shacabka Madama Lagu Taamayay  in la Galay Waqti Fiican kadib Kumeel gaar iyo Dhibaatooyin Dalka uu soo Maray.

Maxaa  Na Hortaagan in Aan Horay u Dhaqaaqno

Soomaliya Waxa diidan in Ay Horay u Gaarto Dadkii diidana Awa loo Lugaha ku Dhagnaan Maxaa yelay Waxa   wali Tagan Wax aan Wali Laga Gudbin oo ah in Dowlad Wlaba oo Dalka soo Marta  ay Noqoto Mid UgU Danbeyn Fashil ku Dhamaato Taa iyada oo  laga Dulayo ayaa Shacabka Soomaliya waxa ay  mareen Marxalado Adag ,inkastoo wali aan  wali lagaarin Meeshii lagu Haminayay o ahayd in Dadka ay Kalsooni Dhab ah ay ku Qabaan Dowladooda Maxaa yelay waxaa Dowlad Walba oo soomaliya Hogaamisa ay ahayd mid Burbur   iyo Hanti Dhunsi ku Dhamaato. ,Waxaana Caqabada 1aad ay tahay Qof jeclaysi  iyo Qabiil oo  wali ka Dhax Guuxaya Madaxa  Siyaasiyiinta Soomaliyeed oo la Doonayay in Ay Horay u Dhaqaaqaan oo Kalsoooni Dhab ah  ay Galiyaan Shacbaka Soomaliyeed  oo aad uga Kalsiini Baxay dowladooda  Taagta Daran oo Mar Walba Fashil ku soo Dhamaata .

Mooshinka  ku Dalbadashada Lacagta ayaa Wali  Na Hortaagan

Baarlamanka Soomaliya  ayaa Waxa Beesha Calaamka iyo Dunida oo dhan Soomaliya looga aqoonsaday  Barlamaanka  Mooshinka  ku hela Qandaraasyo Kala duwan Sida ay ugu Edeynayan Beesha Calamaka oo DHawr Jeer oo Horay ka Dhawaajiyay  in Lacago Lagu Dhunsado Mar Waliba oo Mooshin la Keemo taa  oo Badal Keeda Ay Noqotay  Lacag farabadan Waxaana  lacagahaasi  Ay Ragaadiyeen Hawulo badan  oo la Rabay in  la Qabto Mudada  Dowlada Soomaliya ay  Dhisan Thay Waana Mida Mar Walaba Keenta  in Dowlada  Ay Dhaqaaqi Waydo Maxaayelay Waxa Lugaha ku Dhagan oo Diidan Barlamaanka  oo Matalaya Shacabka taa oo eg in Shacabka aysan ku Qanacsaneen in Dowlada ay Sii Jirto .

Barlamaanka Wasiiro Noqday ,Barlaamaan  Wasiir ku xigeeno Noqday iyo Wasiiro Dawlayaal Dalkii aya la ilaaway oo waxa Beesha ka Baxya Sharci Dajintii Dalka Haduu ii Xildhibaan Walba oo isku Soo Sharaxo Wasiir taana waxa ay u Muuqata  in Dalka laga Doortay Xi loo aanan Waxba L a Qabanaynin

Dad Waliba Dadkiisa Dhia  Hada Dalkeena Waxa uu Marya Xaalad Adag oo Dib Noo Celin karta 20Sano ee aanu Naalnay Meel Cidno ah  oo Dunida Somaliya Mgaceeda lagu Qoray   ::Gurigii  Bahalo Galeenka:: Maxa Yelay Dadkii Dalkan laha oo Hogaaminyay aya Wali Kalsooni Dhab ah Galin Shacabkeeda  Wana Mida Keentay in Barlamaankii uu  Xil ka Doortay Hawushii Qaranka oo Hada  Meel Cidlo ah Tagan

Fariin ku Socota Madaxda Qaranka

Dalkan Waxa uu Sugaya Dadkii  Lahaa Taa Micnahaydu Waxa ay ay Tahay in Wali Shacabka uusan idin ka Rajo Dhigin oo wali   Kalsoonidii Qayb ka Mid ah ay  Sii Jirto  Shacabkuna uu Dalan yahay una ooman Yahy in Dalka uu ka Hano Qaado  Horumar Cadaaalad ,sinaan iyo Wadajir waana Hadafka Madaxa  Dad Badan oo Wadaniyiin ah uu ka Guuxayo.
Ugu Danbeyn

Shacabkeena Daalan una ooman Dowlad Caadil Ah Hada waxaanu Heesanaa Fursad Kale oo aan Dib Ugu Soo Celinayso Horumarkii iyo Sharaftii aan ku Lahayn Dunida Hadii aan Midowno oo Gacmaha is Qabsano una Soo baxno Wax Wada Qabsi Ma aamin Sani in uu mooshin Naga Xoog Badan Yhay oo Dalka  aan Madaxdeena Tusin Karno in Wali Ay NOOL Yihiin Wadaniyiin wali Qalbigodu Nabad jacayl uu ka Guuxayo

Qalinkii Samiir Xasan Adan


No comments:

Post a Comment